Kulan Shaki badan abuuray oo dhax maray Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo mar kale u sharaxan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Kulankan ay qeyb ka ahaayeen Xildhibaano katirsan baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday ayaa ka dhacay guriga uu Sheekh Shariif ka degan yahay Muqdisho, waxa uuna kulanka ahaa … Continue reading Kulan Shaki badan abuuray oo dhax maray Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh (Sawirro)